Al Shabaab oo goob Fagaare ah ku Toogatay Maxamed Cali Maxamed 

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Gamboole ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxa ay ku dileen nin ay sheegeen in uu ahaa Sargaal katirsanaa ciidanka dowlada sidoo kale la shaqeenayay ciidamada AMISOM. Maxkamad ay leeyihiin Al Shabaab ayaa xukun dil ah ku riday Maxamed Cali Maxamed (Kartoon) oo Maxkamadu sheegtay in uu ahaa sargaal katirsan ciidanka … Continue reading Al Shabaab oo goob Fagaare ah ku Toogatay Maxamed Cali Maxamed